We have translated information about the Essential Services Commission in Somali.
Somali
Ku-saabsan
Guddiga Adeegyada Wax-ku-oolka ahi waa Xeer-ilaaliyaha Dhaqaalaha Madaxabanaan ee Fiktooriya. Waxaan xoojinaa danaha mudada dheer ee macaamiisha reer Fiktooriya iyada oo la ixtiraamayo qiimaha, tayada iyo ku tashiga adeegyada wax-ku-oolka ah ee macaamiisha reer Fiktooriya, sida korontada, gaaska iyo biyaha.
Waxaanu xeer u samaynaa korontada Fiktooriya, biyaha iyo qaybaha gaadiidka, waxaana maamulaa nadaamka ilaalinta qiimaha ee qaybta maxalig ah ee dawlada.
Waxaanu kaloo xeer u samaynaa barnaamijka casriyeynta xooga-korontada ee Fiktooriya, kaas oo caawima reer Fiktooriya si ay hoos ugu dhigaan biilasha xooga korontada iyo greenhouse gaas emissions-ka iyada oo la siinayo helitaanka gaas la dhimay iyo adeegyo.
Haddii aad u baahan tahay mutarjum, fadlan ka wac TIS National 131 450 weydiina inay wacaan Guddiga Adeegyada Muhiimka ah oo ah 1300 664 969. Saacadaha aan shaqaynaa waa 9ka subaxii ilaa 5ta galabtii.